Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay waddooyin interlock ah

Date:

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhagaxdhigay dhismaha Waddooyin interlock oo laga hirgelinaayo Waaxda Tima-cadde ee Degmada Wadajir.

Guddoomiye Yabooh ayaa boogaadiyay qorshaha isku tashiga oo ay Maamulka iyo bulshada degmada wadajir ku dhisanayaan Kaabayaasha waddooyinka xaafadaha, si bulshada ay ugu fududaato isku socodka, isla markaana sare loogu qaado bilicda degmada.

Munaasabadda dhagax-dhiga waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiyaha degmada Cabdiraxmaan Maxamed Cali, Agaasimeyaal, odayaal dhaqan iyo qeybaha kala gedisan ee bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...