Taliska Ciidanka Dhulka oo wada dardar-gelinta dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta

Date:

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janeraal Sahal Cabdullahi Cumar oo ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wada dardar-gelinta dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta, isagoona Taliyaha kormeer ku tegay saldhiyada deegaanka Garsaalo oo hoos taga degmada Jowhar, halkaas ciidanka xoogga iyo saraakiisha hoggaamineysa uu kula shiray.

Saraakiisha Guutooyinka 3-aad iyo 25-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Taliyaha ku soo dhaweeyey deegaankaas, wuxuuna faray inay sii xoojiyaan dagaalka dalka looga ciribtirayo Khawaarijta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo Xarigga ka Jaray Dib u Dhiska Waddada Isku Xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qayb Gashay Shirka Xuquuqda Aadanaha ee IGAD

Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay shir-sanadeedka...

Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Natiijo Muhiim ah ka Helay Ciyaartii Isreeb reebka Qaramada Afrika

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta...

Taliyaha Ciidanka Lugta oo ka qaybgalay Shirka African Land Forces Summit 2026 ee Rome 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...