Machadka Diblomaasiyadda oo qaatay dufcaddii ugu horreysay ee baranaysa Dibloomada Sare ee Diblomaasiyadda

Date:

Machadka Diblomaasiyadda iyo Tababbarrada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa maanta qabtay imtixaanka tijaabada ah ee loogu talagalay xulashada dufcaddii ugu horreysay ee baranaysa Dibloomada Sare ee Diblomaasiyadda iyo Xiriirka Caalamiga (Postgraduate Diploma – PGD).

Koorsadan muhiimka ah ayaa lagu wadaa inay si rasmi ah uga bilaabato Machadka bisha Janaayo ee sannadka cusub.

Imtixaanka waxaa ka qeyb galay 30 arday, iyadoo la filayo in ardayda soo gudubta ay helaan fursad gaar ah oo ay ku bartaan xirfadaha diblomaasiyadeed iyo xiriirka caalamiga ah.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Lugta oo ka qaybgalay Shirka African Land Forces Summit 2026 ee Rome 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...