Wasiirka Arrimaha Gudaha oo daah furay Kulanka Soo bandhigga Qorshaha Istaraatiijiyadda Dhab-u-heshiinta Qaran.

Date:

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFs Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa maanta ku daahfuray Muqdisho Kulanka Soo bandhigga Qorshaha Istaraatiijiyadda Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran.

Kulanka waxaa qeyb ka ah mas’uuliyiin ka socota labada heer ee dowladda iyo bulshada rayidka ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru Dowlaha Isgaarsiinta oo kulan la qaatay Wasiirka Isgaarsiinta Dalka Qatar

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda JFS, Mudane Ahmed...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Shirka Caalamiga ah ee Dambiyaynta Gumaysiga Afrika

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed...

Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka dhacay Shebeellaha Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gorgor ayaa howlgal...