Israaโ€™iil oo Gaza ku dishay 100 ruux 24-kii saac ee u dambeeyay

Date:

Ku dhawaad โ€‹โ€‹100 falastiiniyiin ah ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay weerarrada Israaโ€™iil ay ka fulisay Gaza 24-kii saac ee la soo dhaafay.

Dadka dhinatay waxaa ku jira 75 ruux oo lagu dilay weerarro xagga cirka ah oo lagu qaaday laba guri oo ku yaalla magaalada Beit Lahiya ee dhacda waqooyiga.

Xasuuqa Israel ayaa sii socda xilli gaajada iyo silica heysta Falastiiniyiintya Gaza ay gaartay heer masiibo ah sida uu ku waramay xafiiska warbaahinta dawladda ee fadhigiisu yahay dhulka goโ€™doosan.

Xabad joojinta Lubnaan ayaa gashay maalintii afaraad, waxaana madaxa Xisbullah Naciim Qasem uu tallaabadaan ku tilmaamay guul rabbaani ah oo salka ku heysa dagaalka ay kula jiraan Israel.

Tirada dhimashada Falastiin ayaa mareysa 44,363 iyo dhaawaca 105,070,halka Israel ay Lubnaan ku dishay 3,961 ,isla markaana ay dhaawaceen 16,520 .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...