Taliska Ciidanka Xoogga ay qaadanayo Layli Sarakiil Cusub oo dalka dibadiisan wax lagu soo bari doono

Date:

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu qaadanayaa Layli-sargaal cusub oo dalka dibadiisa wax lagu soo baridoono hadaba dhalinyaradda jecel inay kamid noqdaan waxaa laga doonayaa shuruudaha soo socdo.

1-inuu yahay Soomaali

2-inuu maskax ahaan iyo jir ahaan caafimaad qabo

3-waa inuu haystaa Shahaadada dugsiga sare ee wasaaradda waxbarashadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

4-shahaadadiisu waa inay ahaataa sanad dugsiyeedka 2022 -2023

5-waa in aysan ka hooseynin celceliska natiijada imtixaanka shahaada B iyo Wixii ka sareeya

6-soo codsadaha da,diisu waa inay u dhexeeysaa 18-sano jir ilaa 22 sano jir

Hadaba cidii daneeyneeyso inay ka faaiideysato fursadaan uu soo bandhigay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa laga doonayaa in Email-kan j7@xds.gov.so ku soo dirsado warqad codsi ah shahadada dugsiga sare iyo Telefoonka lagala xiriiri karo wixii faah faahin dheerad kala xiriir Tilifoonkan +252615572850

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta...

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026

1- President Hassan Sheikh Mohamud led the Eid al-Fitr...