Wasiir Khadiijo Al-makhzoumi “Dadka Soomaaliyeed Mas’uuliyad ayaa ka saaraan deegaanka”

Date:

Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya khadiijo Maxamed Al-Makhzumi, ayaa habeenimadii xalay Magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlaayey waxqabadka Wasaaradda ee labadii Sano ee la soo dhaafay.

Wasiirka, ayaa ka warbixisay saameynta ay deegaanka ku leeyihiin qashinka,xaalufinta deegaanka,qiica iyo bacaha iyo sida ugu habboon ee looga hortagi karo.

Wasiir Khadiijo Al-makhzoumi “Dadka jara Dhirta iyo kuwa Bacda dalkeena keenaya waxay la mid yihiin khawaarijta.”

Deeganka marka uu nadiif yahay,Wax soo saarkiisa iyo xoolaha lagu dhaqdo degaankaas waxa waaye Wax la hubo Caafimaad qabkooda.Dadka Soomaaliyeed sida ay u ilaaliyaan Caafimaadka Naftooda,Ha u ilaaliyaan Caafimaadka degaanka ay ku noolyihiin.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...