Madaxweynaha Hirshabeelle oo mashaariic ka daah-furay degmada Biyo-cadde

Date:

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa daah-furay Dugsiga Hoose dhexe iyo Sare ee degmada Biyo-Cadde.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhagax-dhiggay:

Xarunta Degmada

⁠Saldhigga Booliska

⁠Garoonka Kubbadda Cagta

⁠Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka

⁠Leyrarka cadceeda ku shaqeeyo

“Iskuulka aan ka hirgelinay degmada Biyo-Cadde waxaan rajeynaa inuu soo saari doono arday tayo leh.”

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maali ka hor ku dhowaaqay in ay degmo tahay Biyo-Cadde, taas oo haatan loo dhmaystirayo dhammaan adeegyadii bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA AAN CAADIGA AHEYN EE GUDDIGA JOOGADA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Madaxweynaha JFS “Geesiyaasha CXD waa kuwa badbaadiyey 20 milyan oo Soomaaliyeed”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga...