Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka oo la kulmay safiirka Talyaaniga

Date:

Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Bashiir Macallin Cali Xassan ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Pier Mario Daccoโ€™ Coppi, Agaasimaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan dhinaca duulista rayidka ee labada dal, iskaashiga iyo horumarinta arrimaha Agaroonada diyaaradaha, gaadiidka dhulka, bad-qabka waddooyinka iyo duulista rayidka.

Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawadaa dowladda FS ayaa wadda dib u habeyn ballaaran iyo casriyeeyn ay ku sameynayso nidaamka gadiidka dalka, iyadoo wasaaradu ay horumarineysa adeegyada ay u hayso shacabka

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...