Safiiirka JFS ee Kenya oo tababar u soo xiray Shaqaale ka tirsan Dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Date:

Tababarkan oo socday muddo todobo casho ah ayaa waxa ay ka qeyb galayaasha ku qaateen casharo ku saabsan Nidaamka Qandaraasyada Dheef-wadaagga ah ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan (PPP) , kaasi oo ay bixxinayren quburo ka tirsan Hayโ€™adda International Finance Corporation (IFC) ee hoostagra Bankiga Adduunka.

Ugu horeey waxaa halkaasi ka hadlay Madaxda Hayโ€™adda IFC iyo Mashruuca Nidaamka Qandaraasyada Dheef-wadaagga ah, kuwaasi oo ku dheeraaday waxtarka uu u leeyahay Mashruucaan Guud ahaan Dalka iyo Dadka Soomaliyeed.

Sidoo kale qaar ka mid ah ka soo qeybgalayaashii ka faaโ€™iideystay intii uu Taba-barkaan ayaa ka warbixiyey waxyaabaha ay ka faaโ€™iideysteen.

Ugu dambeyntii Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya waxa uu shahaadooyin Gudoonsiiyay Dhamaan wiilasha iyo Gabdhaha ka faaโ€™iideystay Tababarkani.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale