Raโ€™iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u maray hannaanka diiwaangalinta Kaarka Aqoonsiga Qaran

Date:

Raโ€™iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta si rasmi ah u maray hannaanka diiwaangalinta Kaarka Aqoonsiga Qaran (National ID).

Sidoo kole sanatar af cadeey ayaa isna manta is diwaan galiyay wuxuuna shacabka somaaliyeed ugu baaqay inay ka faaidaystaan fursadaan ay ku heli karaan aqoonsiga qaranka.

Reysul wasaarihii hore ee dalka mudane Cali Maxamed geedi ayaa sheegay in fursad dahabi ay tahay in shacabka soomaaliyeed ay qaataan kaarka aqoonsiga qaranka, si loo xaqiijiyo muwaadinada Soomaaliyeed.

Reysul wasaare Cali ayaa xusay in kaarka aqoonsiga qaranku uu sahli doono ogaashiyaha Tirakoobka dadka soomaaliyeed isla markaana dalka doorashooyinka kusoo wajahan looga faaidaysan doono.

Haโ€™adda aqoon siga qaranka ayaa gobolka banaadir ka hirgaliyay ilaa afar xarumood oo loogu adeego shaqaalaha dowladda iyo shicibka soomaaliyeed

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...