Xukunka ICJ ee kiiska xasuuqa Gaza ayaa dalbatey iney israel joojiyaan dhamaan talaabooyiinka ku jira awoodeeda

Date:

U doodayaasha xuquuqda iyo khubarada sharciga ayaa soo dhaweeyay go’aanka maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda ee ku amraya Israa’iil inay qaadaan “dhammaan tallaabooyinka ku jira awooddeeda” si looga hortago falalka u dhiganta xasuuqa ka dhanka ah Falastiiniyiinta ee Marinka Gaza.

Iyadoo ay ka gaabisay inay si cad u dalbato xabbad-joojin, maxkamadda sare ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii qiratay inay jirto khatar macquul ah oo xasuuq ah oo ka dhici karta dhulka la duqeeyay ee Falastiiniyiinta, waxaanay diiday inay meesha ka saarto dacwadda ay Koonfur Afrika keentay.

Go’aanka ICJ ee Hague wuxuu sidoo kale kiciyay baaqyo cusboonaysiin ah oo lagu joojinayo wareejinta hubka dawladda Israa’iil, taas oo u doodayaasha ay sheegeen in ay ka dhigan tahay mid adag oo jabinaysa sharciga caalamiga ah.

Waxaa kaloo  jira shixnado hub ah oo ka yimid Maraykanka, oo ah taageeraha ugu horreeya ee Israel.”Maraykanku ma awoodo mana aha inuu sii wado hubka uu u wareejinayo Israel ”

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Kismaayo oo u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Degmada Kismaayo oo ka tirsan Gobolka J/Hoose ayaa u...

Fariinta Madaxweynaha JFS ee Maalinta Haweenka Adduunka

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed,...

Mas’uuliyiinta Gaashaandhigga XFS oo boogaadiyay kaalinta gabdhaha ee ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay...