Wasiirka Warfaafinta XFS oo khadka Foggaan araga kaga qayb galay Mudaharaad lagu diidan yahay Damaca Gurracan ee Itoobiya

Date:

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo khadka fogaan aragga kagala qeyb galay Jaaliyadda Soomaliyeed ee Gobolka Minnesota munaasabad looga soo hor jeedo damaca Itoobiya ee Biyaha Soomaaliya ku qabtay Minnesota.

Shacabka Soomaaliyeed ee ku kala nool dalalka qurbaha ayaa maalmahan ba waday daddaal xoog leh oo uga soo horjeedaan damaca gurracan ee Itoobiya ku raadinayso Biyaha Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn...