Sida lasheegay dad gaaraya siddeed qof ayaa ku dhintay tiro kalana waa la la’yahay, kadib markii Roobab ka da’ay galbeedka Mexico, ay buuxdhaafayiyeen webi halkaasi ku yaalla, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee France-Presse oo soo xiganaysa maamulka deegaanka.
Bayaan ay soo sareen Hey’adaha Adeegyada Madaniga ah ayaa lagu sheegay in fatahadahaan ay ku dhimateen Sideed qof, iyagoo intaa ku daray inay wadaan dadaallo lagu baadi goobaya dad ay qadeen daadadka.