Ruushka oo sheegay inay soo rideen diyaaradaha aan duuliye lahayn oo laga leeyahay Ukraine

Date:

Wasaaradda Difaaca Ruushka, ayaa subaxnimadii hore ee Saakay ku dhawaaqday inay soo rideen diyaaradaha aan duuliye lahayn oo ay leedahay Ukraine, kuwaasi oo uu hadafkooda ahaa inay duqeymo ka geystaan magaalada Moscow.

Sarakiisha Difaaca Cirka ee Ruushka, ayaa sheegay inay burburiyeen tiro kamid ah diyaaradaha aan duuliye lahayn oo ay Ukraine damacsaneed inay duqeymo kaga geystaan Moscow subaxnimadii hore ee Saakay.

Wakaaladaha wararka Ruushka ayaa sheegtay in laga sii war hayay weerarkan sidaana  inta badan duulimaadyadii Diyaaradaha afarta Garoon ee caasimada loo weeciyay waqti ka duwan kii kolkii hore loo asteeyay.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka amniga Koofur Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo duqeyn cirka ah ku dilay 12 katirsan khawaarijta

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta...