Ingiriiska oo heshiis la galay Turkiga si wax looga qabto tahriibka

Date:

ayaa ku dhawaaqday heshiis ay la gashay Turkiga si kor loogu qaado iskaashiga la xiriira wax ka qabashada socdaalka aan sharciga ahayn ee ay sameeyaan dadka tahriibayaasha ah.

London ayaa ku dhawaaqday qorshahaan ,taasoo qayb ka ah isku day lagu dhimayo socdaalka aan sharciga ahayn,waxaana heshiiska ku jira dhismaha xarun cusub oo laga hirgalinaayo Turkiga,si labada dal ay u carqaladeeyaan shabakadaha dambiilayaasha ee abaabula safarrada sharci darrada ah.

Labada dal waxay ku celceliyeen sida ay uga go’an tahay inay iska kaashadaan wax ka qabashada dhibaatada iyo xoojinta iskaashiga ay la leeyihiin dalalka ay asal ahaan ka soo jeedaan dadka tahriibka ah iyo dalalka kale ee ay sii maraan.

Dowladda UK ayaa si gaar ah cadaadis loogu saarayaa in dadka aan sharciga haysanin ay ka gudbaan kanaalka Ingiriiska.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS “Dastuurka dhaqangalkiisa waa bilowday, dhowaana waa la kala sarayaa Baarlamaanka iyo XFS.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY DHISMAHA CUSUB EE WASAARADDA DHALLINYARADA IYO CIYAARAHA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...