Maxkamada ciidamada qalabka sidaย  ayaa magalada baydhabo saaka ka bilowdey dhageysiga dacwad loo heysto 14 eedeysane

Date:

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybteeda 60aad ayaa Magaalada Baydhabo saaka ka bilowday dhageysiga dacwad loo haysto 14 eedeysane oo loo haysto inay ka tirsan yihiin Kooxaha Khawaarijta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale