Ciidanka ammaanka Caasimadda oo gacanta ku dhigay dhagar qabe katirsan khawaarijta

Date:

Ciidanka ammaanka Caasimadda ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Hodan ee magaalada Muqdisho waxay ku soo Qabteen dhagar qabe ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kaas oo watay Waxyaabaha Qarxa isla markaana doonayay inuu ku weeraro Bar ay joogeen Ciidanka ammaanka.

Ciidanka ayaa si xirfadaysan gacanta ugu dhigay Dhagar qabahaan iyadoo wax dhibaato ah aysan gaarin ciidanka ammaanka iyo shacabka.

Ciidmada amniga ayaa muqdisho iyo degaanada ku xeeran ka wada howlgallo lagu xaqiijinayo amniga sidoo kalana lagula dagaalamay waxyaabaha maankadooriyo oo qey  weyn ka ah amni darida caasimadda

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha...

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...