Dhisme ku soo dumay degmada Shangaani oo sababay dhimashada afar carruur ah

Date:

Shil uu sababay burbur guri oo xalay ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa sababay dhimashada afar caruur ah oo walaalo ah sida uu wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyey aabaha dhalay caruurta.

Dhacdadan naxdinta leh ayaa dhacday xalay saacadihii dambe,iyadoo dhismahani ka mid ahaa dhismeyaasha qadiimiga ah ee ku yaal degmada Shangaani

Dhismeyaasha duug ah ayaa marar dhowr ah sababay dhimasho iyo dhaawac,tan oo u baahan in bulshada laga siiyo wacyigelin dheeraad ah iyo in ay ka fogaadaan dhismeyaasha qadiimiga ah ee saacad walba kala kulmi karaan khasaare nafeed.

Muqdisho-Somalia

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...