Taliska ciidanka booliska oo gacanta ku dhigay askari fal awood sheegasho kula kacay muwaadin

Date:

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ka jawaabaya cabasho ka soo gaartay muwaadin lagula kacay fal awood sheegasho ah, uuna u gaystay askari ka tirsan Booliska ayaa waxay soo xireen askarigii dhibka geystay, kaasi oo la horgayn doonaa sharcigao.

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed  Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin ayaa go’aamiyey in laga ruqseeyo ka mid ahaanshihiisa Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka Booliska ayaa intaa ku daray, “Ciidanka Boolisku waa ilaaliyaha sharciga iyo bulshada uu wakiilka ka yahay., fadlan muwaadin, hadii aad qabto cabasho ama warbixin amni, ku hagaaji lambarka gaaban ee Ciidanka Booliska ee 991.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka...