Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo soo saaary Go’aano quseeya Hey’addaha Dowladda

Date:

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay dhammaan hay’adaha dowladda inay si buuxda u dhaqangaliyaan talooyinka uu Xafiisku horay ugu soo saaray warbixinnada sanadlaha iyo kuwa gaarka ah.

Sidoo kale, Xafiiska ayaa ku dhiirigaliyay Guddiyada Maaliyadda ee Labada Gole ee Barlamaanka FS inay qaataan doorkooda korjogtaynayd ayna la xisaabtamaan hay’adaha dowladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...