Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta BFS oo la kulmay wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaata XFS

Date:

Guddoomiyaha Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta BFS Xil Cali Xaaji Daahir  ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay Guddiga iyo wasaaradda Diinta iyo Awqaata ajandiisuna ahaa dardargalinta howlaha hortabinta u leh Guddiga iyo wasaaradda.

kulanka waxa goob joog ahaa Guddomiye ku xigeenka guddiga, xoghayaha Guddiga iyo xubnaha guddiga sidoo kale waxaa joogay wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaata iyo sidoo kale wasiir ku xigeenka wasaaradda.

kulanka ayaa waxa aad loogu falanqeeyay arrimaha xajka oo sanadihii hore ay xujaydu  cabashooyin badan  ka keeneen.

Ugu danbayntii waxa shirki soo xiray Guddoomiyaha Guddiga Xil.Cali Xaaji Daahir waxana laysku raacay in wax laga qabto cabashooyinka xujayda sidoo kalana la dadajiyo dhamaystirka sharciga xajka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...