Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Adanaha XFS Khadiija Mohamed Diiriye oo ay Wehliyaan Hoggaanada kala duwan ee Hey’addaha Dowladda Haweenka ku matala ayaa Maanta Booqday Xarunta Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka,waxaana Halkaas ku soodhaweeyey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed Mudane Mahamoud Moallim Abdulle .
Guddoomiyeha Hay’adda SoDMA Mudane Mahamoud Moallim Abdulle ayaa Wasaaradda Haweenka XFS u ballan qaaday in hay’addu inta karaankeeda ah ay ku taakuleyn doonto Haweenka Soomaaliyeed.