Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS oo guddoomisey kulanka 17aad ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka

Date:

Ku Simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa guddoomisey kulanka 17aad ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayadoo uu goobjoog yahay Guddoomiye Ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka M.ne Cabdullaahi Cumar Abshirow.

Ajendaha kulanka ayaa ahaa dhammeystirka sharciyada hortabinta u leh Golaha inta ka hartay kalfadhiga 2aad, waxaana la isku raacay in la dardargaliyo sharciyada horyaala Golaha Shacabka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacawday Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS...

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka oo Waraaqaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Belarus

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna...