Guddiga kasoo talo bixinta Xaalada Amni iyo Mida nololeed ee deegaanada bariga gobolka Galgaduud iyo Koonfurta Galmudug oo kulmay

Date:

Guddiga kasoo talo bixinta xaalada amni iyo mida nololeed ee deegaanada bariga gobolka Galgaduud iyo Koonfurta Galmudug oo uu magacaabay guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyay.

Guddiga oo uu shir guddoominayey guddoomiyaha guddiga Xil. Yuusuf Geelle Ugaas ayna kasoo qeybgaleen xunnaha kale ee guddiga ayaa looga wada hadlay sidii ay u gudan lahaayeen waajibaadkii uu u xilsaaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyagoo isla qaatay in ay kulamo gaar gaar ah la yeeshaan cid waliba oo ay arrimahaasi wax ka quseeyaan si xog dhameystiran ugu soo gudbiyaan guud ahaan Golaha & shacabka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...