Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada cabudwaaq

Date:

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Cabudwaaq ayaa kulamo kala duwan la qaatay Maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada cabudwaaq.

Madaxweynaha ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay Gudoomiyaha Degmada, Gudoomiye ku xigeenka xubnaha Golaha deeganka, Odayaasha Golaha Guurtida, Guddiga Horumarinta Degmada, iyo Ganacsatada Degamada Cabudwaaq.

Madaxweynaha oo ayaa bulshada Degmada Cabudwaaq ku dhiirogeliyay la shaqeynta maamulka cusub ee degmada iyo guud ahaan ka qeyb qaadashada horumarka Degmada oo haatan yeelatay Gole deegaan iyo maamul ay doorteen.

Dhinaca kale, madaxweynuhu wuxuu bogaadiyay sida Bulshada Degmada Cabudwaaq oo isku duuban oo ula shaqeynayaan maamulka iyo Laamaha Amniga,

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo duqeyn cirka ah ku dilay 12 katirsan khawaarijta

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta...

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane...