Guddoomiyaha Hey’dda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Olalaha iyo Baraarujinta Dhismaha Wadada Hobyo

Date:

Guddoomiyaha Hey’dda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka – SoDMA  Mudane  Maxamuud Macallin Cabdulle Ayaa maanta xarunta dhexe ee hey’adda kula kulmay guddiga GOB ee uu hogaamiyo Guddoomiyaha Guddiga Olalaha iyo Baraarujinta Dhismaha Wadada Hobyo, Prof. Shirwac ee ku howlan dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo.

Kulan ayaa looga hadlay sidii loo Hormarin lahaa Wadadda isku xirta Hobyo iyo Gaalgacyo oo halbowle u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ku nool deegaanada Galmudug iyo guud ahaan ummada Somaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga...

Hay’adda SODMA iyo Maamulka K/ Galbeed oo Bakool ka sameeyay howlo biyo dhaamin ah

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

CIID MUBAARAK 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha...