Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo maanta xukun toogasho ah ku fulisay Afar askari.

Date:

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa aroornimadii hore ee saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay afar ka mid ah askarta dowladda Kuwaas oo horay loogu xukumay dil toogasha ah.

Askartan  xukunka lagu fuliyay saakay ayaa kala ah: Bukhaari Cawil Maxamuud oo NISA ka tirsana, Cali Maxamuud Xuseen oo Military-ga ka tirsanaa, Cabdirisaaq Axmed Mukhtaar iyo Maxamed Nuur Sheikh Warre oo iyagana ka tirsanaa ciidanka Booliiska.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegtay in dhammaan raggan saakay la toogtay ay horay u dileen saaxiibadooda shaqo wadaagga ay ahaayeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Safiirka Soomaaliya ee dalka Cumaan oo gaaray caasimadda dalkaas ee Masqad

Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona...

Taliska Booliska oo ka digay in xabado la rido waqtiga dabaaldegga xorriyadda

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska ciidanka...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la qaatay safiirka Maraykanka

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka FS mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Garsoorka Shiinaha iyo Afrika

-Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...