Howlgal qorsheysan oo ciidanka Qaranku ka fuliyeen gobolka Shabeellada hoose oo lagu qaarijiyay 136 ka mid ah Khawaarijta, 98 kalena waa lagu dhaawacay

Date:

In ka badan 136 ka tirsan khawaarijta oo ay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay Howlgal qorshaysan oo Ciidanku ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Hoose.

Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ciidanka Qaranku ka fuliyeen gobolka Shabeellada Hoose, gaar ahaan aagga Janaale lagu dilay 136 xubnood ka mid ahaa Khawaarijta Al-Shabaab, iyadoo howlgalkaas lagu dhaawacay ugu yaraan 98 kale.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Muungaab “Si loo adkeeyo amniga caasimadda, waxaan billaabnay diiwaangelinta gaadiidka dadweynaha ee BL-ka ah.”

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Taliska Ciidanka Booliiska oo askarta hubeysan ka mamnuucay Mootada Fekonta

Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in askari...

Guddoomiye Abshirow oo ka qeyb galay kulan aqoon-isweydaarsi ah

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...