Booliska Galmudog oobaadi goobayo dableey hubeysan oo dad shacab ku laayay wadada u deegaanka kaxandhaale

Date:

Ciidanka Booliiska Gobalka Mudug ayaa maalintii labaad ka wada deegaano ka tirsan Gobalka Mudug howlgallo lagu baadi goobayo dableey hubeysan oo dad shacab ku laayay wadada u dhaxeysa deegaanada kaxan dhaale iyo Galgalad oo ku yaala galbeedka gobalka Mudug

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobalka Mudug G/dhaxe Cali Muuse Maxamuud iyo saraakiil ka tirsan ciidanka daraawiishta Galmudug ayaa bulshada deegaankaasi la qaatay kulan ballaaran kaas oo intiisa badan looga arinsanayay sidii looga samafali lahaa dilka iyo dhaawac loo geystay dadka ay ood wadaaga yihiin sidoo kalana gacanta loogu soo dhigi lahaa dableeydii weerarka hubeysan geystay kuwaas oo haatan baxsad ku maqan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...

DF oo shacabka Soomaaliyeed ku wargelisay inuu dalka galayo marxalad Doorasho loo dhan yahay

Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...