Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo deeq gargaar ah gaarsiisay in kabadan 600oo Qoys oo ku nool Deyniile

Date:

Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA iyo Hay,adda Gift of the givers ayaa gargaarkaan gaarsiiyey kaamamka barakacayaasha ee Ramaas, Damalay iyo Baryo-samo ee degmada Deyniile. Qoysaskaan oo ah kuwo mar dhow ka soo barakacay deegaanadoodii ayaa gaaraya 600 oo qoys, gaar ahaan gobollada Shabeelooyinka ayaa la sheegay in tirada ugu badan ee qoysaskaan ay ka soo barakaceen.

 

Qoysaskan oo gaaraaya 600 oo qoys ayaa ah barakacayaal cusub oo ka soo barakacay gobolada shabeelada dhexe iyo shebeelada hoose.

Hay’adda SODMA waxay mar walba u taagan tahay sidii xalwaara loogu hili lahaa barakacayaasha sii badanaya maalinba maalinta ka danbaysa .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...

DF oo shacabka Soomaaliyeed ku wargelisay inuu dalka galayo marxalad Doorasho loo dhan yahay

Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta...