Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Ceelhuur ee gobolka Mudug

Date:

 

Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya xooggaga kacdoonka dadweynaha ayaa la wareegay gacan ku haynta degaanka Ceelhuur oo hoos taga degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug.

Ciidamada gacanta ku dhigay degaanka Ceelhuur ayaa ka soo ruqaansaday degmada Hobyo, waxayna hadda ku daba jiraan firxadka Khawaarijta ka carartay deegaankaas.

Ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa guullo wax ku ool ah ka gaaray dagaalka ka dhanka ah Khawaarijtu, shacabka deegaannada la xorreeyay ayaa hadda ku nool nabad iyo horumar, iyadoo dowladdana ay dadaal xooggan gelisay sidii dadkaas ku heli lahaayeen adeegyada asaasiga ah ee ay u baahan yihiin.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...

DF oo shacabka Soomaaliyeed ku wargelisay inuu dalka galayo marxalad Doorasho loo dhan yahay

Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta...