Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab & Gorgor oo ay Wehliyaan xooggaga kacdoonka dadweynaha oo wareegay degaanka Cali Heele oo hoos-taga degmadda Ceel dheer

Date:

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab & Gorgor oo ay Wehliyaan xooggaga kacdoonka dadweynaha, ayaa Galabtay Khawaarijta Alshabaab kala wareegay degaanka Cali Heele oo hoos-taga degmadda Ceel dheer ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug.

Ciidanka Xoogga dalka, ayaa deegaankaasi kawada howlgallo amniga lagu xaqiijinayo, laguna baadigoobayo firxadka Argagixisadii ka carartay Halkaasi.
Ciidamada Qaranka ayaa lagu wadaa in maalmaha soo aadan ay la wareegaan Magaaloyinka xaradheere,iyo Ceeldheer kuwaas oo argagixisada muddo badan gacanta ku Hayeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Daah-furay Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali...

Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee...