Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Heliwaa oo qabtay kooxo burcad ah

Date:

Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ayaa maanta soo qabtay kooxdaan hubeysan oo la sheegay inay ahaayeen burcad dadka dhaceysay.

Waa 4 nin oo kala wata afar qori oo AK 47 ah, waxayna kala yihiin:

1-Maxamed Cabdi Axmed.

2-Maxamed Xasan Cumar.

3-Axmed Maxamed Maxamuud.

4- Cilmi Xaaji Hilowle.

Shacabka degmadaas ayaa ciidanka ku gacan siiyey in lasoo qabto raggaan dhaca geysanayey, Taliska booliska gobolka Banaadir ayaa warbaahinta qaranka u xaqiijiyey in kooxdaan la hor geyn doono cadaaladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka...

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...