[DAAWO] Taliyaha Qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga dalka oo kormeeray farriisimaha Ciidanka ee degmada Dhoobley

Date:

Taliyaha qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya General Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) ayaa Maanta kormeeray farriisimaha Ciidanka ee degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose.

Taliyaha  iyo wafdigiisa ayaa u kuur galay xaalada ciidankaas isaga oo kula dardarmay in ay isku diyariyaan howlgalada ka dhan ah Khawaarijta Al-shabaab ee dhawaan ka bilabanaya deeganada Jubbaland.

 

O]

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay geerida AUN Weriye Maxamed Diiriye Dhakat

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdulfitax...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali...

Wasiirka Warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goob dalxiis oo ku taalla degmada Kaxda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...