Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Shir guddoominaya Shirka Golaha wasiirada XFS

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Shir guddoominaya Shirka Golaha wasiirada XFS.
Shirkaan  oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Qaranka ayaa  looga hadlayo xaaladdaha  guud ee dalka,Howgalada dalka looga saarayo khawaarijta Al-shabaab,iyo Qodobo kale.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...