Guddoomiye ku xigeenka Dhanka Amnig Iyo Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir oo kormeeray Degmada Kaxda

Date:

Guddoomiye ku xigeenka Dhanka Amniga & Siyaasada Maamulka Gobalka Benadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobalka Genadir G.Sare  Mahdi Cumar muumin  iyo Masuuliyiin kale ayaa xalay kormeer ku tagay  Degmada Kaxda ee Gobolka Banadir.

Masuuliyiinta iyo Saraakiishaan waxaa Degmada  Kaxda ku soodhaweeyey Guddoomiyaha Degmada Kaxda Saraakiil iyo Odayaal dhaqan iyaga oo kawada hadlay Amniga Guud ee Xafadaha Degmadaas.

 

Kulanka Kadib Masuuliyiintaan ayaa kormeeray xarumaha degmada,Taliska Booliska iyo Xaafadaha Qaar ee Degmadaas.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...