Madaxweynaha KGS oo Magacaabay Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed

Date:

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed, xilkaas oo mddooyinkii la so dhaafay banaanaa.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa waxaa Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed u magacaabay Xasan Cabduqaadir Maxamed, waxaana xilkaas ka geeriyooday Sheekh Xasan Ibraahim (Lugbuur) oo lagu dilay qarax lagula eegtay Magaalada Baydhabo 29-kii Bishii july ee sanadkan kuwaas oo ay fuliyeen khawaarijta Al-shabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka amniga Koofur Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo duqeyn cirka ah ku dilay 12 katirsan khawaarijta

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta...