Guddooomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Muqdisho soo gaaray

Date:

Waxaa magalada Muqdisho soo gaaray Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil,waxaana  garoonka diyaaradaha Aadan Cade ku soo dhaweeyay Habdhowraha Golaha Shacabka BJFS Xildhbaan Maxamed Cabdullahi Xasan Nuux, habdhowraha ku-xigeenka 1-aad iyo Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri.

 

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Puntland ayaa sheegay in maalmaha uu joogo Magaaladda Muqdisho uu ka qeyb gali doono furitaanka Kalfadhiga labaad ee Golaha Shacabka oo loo balan san yahay inuu furmo 15-ka bishan, sidoo kale waxaa Muqdisho ku sugan qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha golayaasha wakiilada ee dowlad goboleedyadda dalka, iyadoo berri la filaayo inta harsan ay soo gaaraan Muqdisho.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...