[DAAWO+SAWIRO] BooliskaSoomaaliya oo Degmada Afgooye ku qabtay Mooto bajaaj Qarax Siday

Date:

Ciidanka la dagaalanka argagixisada ee Booliska Soomaaliya ayaa Galabtay  degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose ku qabtay mooto Bajaaj qarax siday iyo raggii watay, sida uu warbaahinta u sheegay Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali.

Argagixisada ayaa dhagartaan la damacsanaa inay ku wax yeelaayaan shacabka Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan, halkaas ayeey Ciidanku uga hortageen.
Waxaa gacanta lagu hayaa dhamaan agabkii iyo Dhagar-qabayaashii watay mootadaan, Iyaga oo wajihi doono cadaalada sida uu afhayeenka u sheegay warbaahinta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...