Rw Xamse Oo Booqday Xarunta Isgaarsiinta Jabuuti.

Date:

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta booqday xarunta isgaarsiinta dowladda Jabuuti.

Raโ€™iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa intii kormeerka ay ku jireen waxaa la tusiyay xarunta laga maamulo khadadka internet-ka ee mara badda iyo qeybaha kala duwan ee ay xaruntu ka kooban tahay.

Mudane Xamse ayaa ku ammaanay heyโ€™adda iyo maamulkeeda horumarka joogtada ah ee lagu wado isgaarsiinta dalka Jabuuti..

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale