Guddoomiye Sheekh Aadan (Madoobe) oo isbitaal ku yaal dalka Turkiga ku booqday xalay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee  Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxa uu booqday xalay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo arrimo caafimaad u jooga Magaaladda Istanbul ee Dalka Turkiga.

 

 

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in Guddoomiye Jawaari xaaladiisa ay aad u wanaagsan tahay islamarkaana uu caafimaad qabo waxa uuna Alle uga baryay inuu caafimaadka u siyaadiyo.

Guddoomiye Jawaari ayaa malmihii danbe ku jiray isbitaal ku yaal dalka Turkiga kaas oo uu ku xanuunyanayey in kastoo cafimaadkiisa soo hagaagayo.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

DF oo shacabka Soomaaliyeed ku wargelisay inuu dalka galayo marxalad Doorasho loo dhan yahay

Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta...

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...