[TOOS U DAAWO] Xuska munaasabadda lagu xasuusanaayo labo halyeey oo qoriga u qaatay la dagaalanka kooxda Argagixisada oo Muqdisho ka socta

Date:

Xuska munaasabadda lagu xasuusanaayo labo halyeey oo qoriga u qaatay la dagaalanka kooxda Argagixisada ayaa ka socota magaalada Muqdisho.

Munaasabadan xuska ah ee loogu duceeynaayo geesiyaal u hoggaamiyey bulshadooda halganka ka dhanka ah cadowga Alshabaab ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda arrimaha gudaha waxaana ka qeybgalay Wasiiro,Xildhibano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo gacanta ku dhigay Mooto lagu soo raray Hoobiyeyaal iyo Miinooyin

Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo...

Soomaaliya iyo Liibiya oo Xoojiyey Xiriirkooda Diblamaasiyadeed ka dib Wadahadallo ku dhexmaray Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Kheyraadka dalkeenu waxa uu noqon doonaa mid dadkeenna hormariya”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...