Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad aqalka Sare oo Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya.

Date:

Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad aqalka Sare Shacbaan oo Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya.

 

Guddoomiye ku xigeenka iyo safiirada ayaa  Waxey ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa Mashaariicda horumarineed ay maalgaliyaan Midowga Yurub iyo sidii ay dawladda Soomaaliya uga taageeri lahaayeen arrimha amniga iyo Howlgalda lagula dagaalayo Kooxaha nabad diidka ee ka socda gobalada dalka, iyo sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayen burburkii ka dhashay Qaraxyadii ka dhacay beledweyne ayna ugu horeeyaan Dhismaha Xarunta gobalka Hiiraan iyo Goobaha Ganacsi ee halkaas ku burburay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

RW Xamsa “Maanta shuruucdii adduunka waa dhammaatay,dalna ma jiri karo haddii uusan lahayn awood ciidan oo looga cabsado”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka K/Galbeed oo la kulmay saraakiisha amniga

Hoggaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA AAN CAADIGA AHEYN EE GUDDIGA JOOGADA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...