Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabelle iyo saraakiil oo ku guuleystay iney kala dhexgalaan Beelo walaalo ah oo dagaalamay

Date:

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabelle iyo saraakiil ka tirsan ciidamada xooga Dalka ayaa ku guuleystay iney kala dhexgalaan Beelo walaalo ah oo ku dagaalamayey tuulooyin u dhaxeeya Degmooyinka Cadalle iyo Ragacelle
Gudoomiyaha Gobolka oo ku sugan goobta ka dhacay dagaalka ayaana wada dadaalada xalka loogu raadinayo dagaal beeleedyada kuso laalabtay degaanadaasi
Waxaana uu sheegay in loo baahanayahy sidii looga shaqeyn lahaa nabada dadka walaalaha ah.
Gudoomiyaha ayaa sido kale xusay in Degaanadaan ka jiraan abaaro saameeyey dadka iyo duunyada ku nool dagaalna aysan xamilikarin
Mas’uulyiinta ayaana sido kale odoyaasha dhaqanka labada dhinac ugu baaqay iney isugu yimaadaan gogol nabadeed si xal looga gaaro dhibaatada ka dhalatay dagaalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...