Wasiirka Gashandhigga Soomaaliya Oo gaaray Deegaano katirsan Gobolka Hiiraan

Date:

Muqdisho-23-8-2022-:Wasiirka Gashandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kormeer ku sameeyayย  fadhiyada kala duwan Ciidamada xoogga Dalka ku leeyihiinย  degaanada kala ah Xujuub, Faaf-gumare iyo Baardheere oo ka tirsan Gobolka Hiraan.

Wasiirka ayaa geesiyaasha ciidamada XDS iyo ciidamada deegaanka ugu hambaliyeeyey guulaha ay ka gaareen howlgalada ka socda

DAAWO

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...