[SAWIRO]Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo gaaray maanta Degmada Bardaale ee Gobolka Baay.

Date:

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Isxaaq Cabdi oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada KG Mohamuud Maxamed Khayre, Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdifataha Maxamed Ibraahim Biano, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta KG iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray maanta degmada Bardaale ee Gobolka Baay.

 

Ujeedada Safarka Masuuliyiintaan ayaa ah  u kuur galida Xaladda Guud ee Degmada iyo Diinwan gelinta Ciidanka Daraashiista KG ee kusugan Berdaale.

 

Mas’uuliyiinta ayaa Maamulka Degmada iyo Sarakiisha Ciidanka  kusoodhaweyey Degmada Berdaale,waxaana ay kormereen xafadaha iyo goobaha bulshada iskugu Timaado.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KMG koonfur Galbeed oo magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada

Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid...

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo Ankara ku soo gabagabeeyey kulamo muhiim ah

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddoomiye Ku-xigeenka Maaliyadda Gobolka Banaadir oo ka Qayb-galay Daahfurka Xarunta Shaybaarka Biyaha

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, Mudane Ciise...

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

WAR SAXAAFADEED Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo...