Qaraxyo qasaaro uu Dad rayid ah kasoo gaaray oo ka dhacay Deegaanka Cabdala Biroole ee Duleedka Kismaayo

Date:

Wararka naga soo gaaraya Galbeedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Maanta ay halkaasi ka dhaceen qaraxyo fara badan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Illaa 11 Qarax oo ay ku dhinteen Dad iyo Xoolo islamarkaana ahayd nooca culeeska ku qaraxda ayaa maanta ka dhacay inta u dhaxeeysa Buula Xaaji iyo Kismaayo gaar ahaan Nawaaxiga Biroole.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxyada badi ay qabsadeen Gaadiid ku safrayay wadadaas, waxaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday dad Shacab ah oo u badan xoolo dhaqato.

Dhimashada ayaa haatan mareyso ilaa 4qof halka dhaawaca uu ka badanyahay ilaa 11 qof.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...