Ciidamada Puntland oo howlgalo ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab kawada Buuralayda Gobolka Bari

Date:

Muqdisho-26-7-2022-:Ciidamada kala duwan ee  dowladd goboleedka  Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgalo qorshaysan saacado badana qaatay  ka fuliyay buuraleyda Gobolka Bari halkaas oo ay ku dhuumaalaystaan kooxaha Al-shabaab iyo Daacish.

 

 

Cutubyo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ay weheliyaan Ciidanka Sirdoonka gaarka ah ee PISF iyo kuwa PMPF ayaa si wadajir ah hawlgalkaas uga fuliyay buuraleyda Golis iyo Cal-miskaad.

 

 

Wararku waxay sheegayaan in hawlgalkaas lagu burburiyay saldhigyo ciidan oo ay ka carareen Al-shabaab islamarkaana kayd badan u yaallay.

 

Howlgalada ayaa ah kuwa wali sii socda oo lagu baadi goobayo kooxihii Baxsaday ee Argagixisada Al-shabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...