[DHAGEYSO] Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xadka itoobiya iyo Gobolka Galgaduud

Date:

MUQDISHO-23-7-2022-:Qarax nuuca miinada ah oo  dad badan oo isku qoys u badan  ay ku dhinteen ayaa  maanta ka dhacay xadka ay wadagaan Gobolka Galgaduud iyo dalka Itoobiya  si gaar ah deegaanka Dhabad.

Inta la xaqiijiyey qaraxaan waxaa ku geeriyoday in kabadan 10 qof wallow meydadka lakala aqoon san layahay.

Dadkaan ayaa u soo socday dhanka deegaanka Dhabad ee gobolka Galgaduud iyaga oo ka yimid dhanka gobolka Soomaalida itoobiya.

Gaariga Qaraxa uu haleelay ayaa ahaa nuuciisa kuwa raaxada ah  ee barabogista

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa mid hore loogu aasay xilliyadii dagaalka uu dhexmaray Dowladdii dhexe ee dalka iyo tan itoobiya.

Guddoomiyaha deegaanka Dhabad Aadan Abdinuur Ayaa u waramay Yoonis Duraan Ali isaga oo faah-faahinaya Qaraxaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a special Iftar...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo afur sharafeed u...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...